Ciidamada Nabad Sugida iyo kuwa AMISOM oo caawa ku dagaalamay Muqdisho

Ciidamo katirsan AMISOM iyo Ciidamada Nabad sugida Soomaaliya ee ku sugan bar koontarool oo kutaala agagaarka Isgooska KM-4 ayaa caawa waxaa dhax mara dagaal daqiiqado kooban socday. Sida aan Wararka ku helnay kolonyo katirsan Ciidamada AMISOM oo ka yimid dhinaca KM-4 ayaa laga celiyay Koontaroolka laga galo garoonka Aadan Cadde, waxa ayna Ciidamada NISA u … Continue reading Ciidamada Nabad Sugida iyo kuwa AMISOM oo caawa ku dagaalamay Muqdisho